Shabakada Wajaalenews oo Tacsi U Diraya Qoyskii, Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Dr. Maxamed Rashiid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shabakada Wajaalenews oo Tacsi U Diraya Qoyskii, Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Dr. Maxamed Rashiid
February 22, 2019 - Written by Reporter:

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net meel kasta oo ay joogaan waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan, Qoyska, Qaraabada, Ehelka, Aqoonyahanka, Asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo ku geeriyooday magaalada oo maanta lagu aasay Xabaalaha Baqiic.

Marxuumka waxaanu alle uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

 

COMMENTS
LINKS