WAJAALE NEWS

Shabakada Wajaalenews oo Tacsi U Diraya Qoyskii, Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Dr. Maxamed Rashiid

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net meel kasta oo ay joogaan waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan, Qoyska, Qaraabada, Ehelka, Aqoonyahanka, Asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo ku geeriyooday magaalada oo maanta lagu aasay Xabaalaha Baqiic.

Marxuumka waxaanu alle uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

 

Exit mobile version