WAJAALE NEWS

Nabi Maxamed (SCW) – Hogaamiye In Tusaale Laga Dhigto Ay Tahay! Sheekh Siciid Cali,

Qayb ka mida xalalka dhibaatooyinka umadeena waxa ka mida in la helo hogaan toosan oo garanaya masuuliyada saaran  Hogaamintii (SCW) waa kalimada kookooban oon ku eegi doono dhinac ka mida siirada rasuulka (SCW) oo ku saabsan hogaamintiisa. Waxa aan rajayn inaga iyo hogaankeenaba in ay tusaale ka dhigtaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKH SICIID CALI;

Exit mobile version