Atoore abaal marin caalami ah helay oo ku faanay in uu Masar ka soo jeedo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Atoore abaal marin caalami ah helay oo ku faanay in uu Masar ka soo jeedo
February 25, 2019 - Written by Reporter:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

Rami Malek oo ku guulaystay abaalmarinta atooraha ugu fiican sannadka ee ay bixiso Akaademiyadda Aflaanta ama Academy Award ayaa xusay Masar.

“Waxaan ahay wiil ay dhaleen soo galooti Masaari ah, waxaana ahay jiilka koobaad ee faraca Maraykanka, ayuu ku yidhi markii uu gudoomayay abaalmarinta.

Xafladda abaalmarintaas ayaa ka dhacday Los Angeles. Malek ayaa ku guulaystay abaalmarinta Oscar.

 

COMMENTS
LINKS