WAJAALE NEWS

Atoore abaal marin caalami ah helay oo ku faanay in uu Masar ka soo jeedo

Rami Malek oo ku guulaystay abaalmarinta atooraha ugu fiican sannadka ee ay bixiso Akaademiyadda Aflaanta ama Academy Award ayaa xusay Masar.

“Waxaan ahay wiil ay dhaleen soo galooti Masaari ah, waxaana ahay jiilka koobaad ee faraca Maraykanka, ayuu ku yidhi markii uu gudoomayay abaalmarinta.

Xafladda abaalmarintaas ayaa ka dhacday Los Angeles. Malek ayaa ku guulaystay abaalmarinta Oscar.

 

Exit mobile version