Waxyaabihii Uu Dhowr Jeer Ka Hadlay Agaasimaha Cusub Ee TV-ga Qaranku Maxamed Cali Waji!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxyaabihii Uu Dhowr Jeer Ka Hadlay Agaasimaha Cusub Ee TV-ga Qaranku Maxamed Cali Waji!!
March 3, 2019 - Written by Editor:

Rugcaadaa wariye Maxamed cali waji ayaa maanta loo magacaabay agaasimaha tvga qaran

Hadaba wariye waji ayaa dhowr jeer oo hore sheegay sida hayb ahaan aan loogu dhiibin wax xil ah beeshiisa halkan ka dhugo waxyaabihii hore waji uyidhi.

“Caruurtayda waxa aan ku idhaahdaa maaha nidaam sax ah, buuggan dheer ee dastuurku lagu magacaabo, ee waxa la inagu xukumaa siddeed qoddob oo kale, kuwaas oo kala ah:

  1. Ha noolaado qabiilku
  2. Habasheegin sinaan
  3. Ha soo qaadin cadaalad
  4. Laangab ha iska joogo halkiisa
  5. Haweena daaba warkooda
  6. Haybtii tiro leh
  7. Ee halkaa degen uun
  8. Baa talinaysa

Mar uu ka hadlayey xaflad loo qabtay Buugga Intii Hanatay Hankooda………. Waxa uu yidhi…… Aniga iyo kuwo ila mid ah maanu hanan hankayaga inta aanu nahay maxaabiis….. Marka ad xabsiga naga sii deysaan ayaanu hanan doonaa hankayaga…

Arrimhaaas waxa ay tilmaamayaan faquuqa bulshadu sida uu tiiraanyo iyo xanuun ugu reebaan…….. laakiin wasiirku wuu mahadsan yahay inuu mudane Weji u magaaco xilkaasi.

 

COMMENTS
LINKS