Taariikha Wasaaradda Maaliyadda Jsl Iyo Magacyada Wasiiradii Soo Maray!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taariikha Wasaaradda Maaliyadda Jsl Iyo Magacyada Wasiiradii Soo Maray!!
March 4, 2019 - Written by Editor:

Wasaaradda Maaliyaddu waa lafdharbta dhaqaalaha Jamhuuriyada Somaliland, waana Wasaaradda ugu balaadhan dawladda, waxaanay la kowsatay jiritaankii Jamhuuriyadda Somaliland ee 1991.

Wasaaradda Maaliyaddu waxay soo martay heerar kala duwan intii dalku jiray iyadoo ay sanadihii 1993-1995 ay kala ahayd laba wasaaradood oo la kala odhan jiray “Wasaaradda Khasnada iyo Wasaaradda Miisaaniyadda” hase yeeshee markii dambe la isku daray oo loo bixiyay Wasaaradda Maaliyadda.

Wasaaraddu waxa xilalkeeda iskaga kala dambeeyay masuuliyiin badan oo midba heer soo gaadhsiiyay kuwaas oo kala ah sidan:

1.Ismaciil Hurre Buubaa 1991-1993

2.C/laahi Maxamed Ducaale 1993-1994

3.Ibraahim Cabdi Muuse 1994

4.Maxamed Axmed Samatar “Ildab” 1994 “W.Misan

5.Maxamed Dhimbiil Galbeedi 1994-1995 “W.Misan.

6 .Cawil Xaaji Cumar 1994-1995 “W.Khasn

7.Saleebaan Maxamed Aadam “S.Nuur” 1996-1997

8.Yuusuf Caynab Muuse 1996-1997

9.Axmed Maxamed Maxamuud “Silanyo” 1997-1999

10.Maxamed Siciid Maxamed “Gees” 1999-2001

11.Xuseen Faarax Doodi 2001-2003

12.Xuseen Cali Ducaale “Cawil” 2003-2010

13.Maxamed Xaashi Cilmi 2010-2012

14.C/casiis Maxamed Samaale 2012-2015

15.Zamzam Cabdi Aadam 2015- 2017

16 . Yusuf maxamed Cabdi Raage 2017 -2018

17- Sacad cali Shire 2018 ilaa imika

Xigasho: pageka wasaraada maaliyada

QALINKII; Muhamed Dhimbiil

 

COMMENTS
LINKS