WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Somaliland oo Gaadhay Gabiley

Gabiley (WJN)- Guddoomiyaha maxkamadaa sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha Maxkamada dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo ay weheliyaan Garsoorayaal, Xeer Ilaalayaal iyo qareeno, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version