Wasiirka Qorshaynta Somaliland oo Xog Waran Lagala Yeeshay Lacagaha Sanduuqa SDF | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Qorshaynta Somaliland oo Xog Waran Lagala Yeeshay Lacagaha Sanduuqa SDF
March 13, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddi hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka xog waran kala yeeshay mashaarciida ay dalka ka fuliso Hay”adda SDF.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS