Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Hargeysa
March 13, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland iyo Af-hayeenka ciidanka Booliska, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shil gaadhi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS