WAJAALE NEWS

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland iyo Af-hayeenka ciidanka Booliska, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shil gaadhi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version