DAAWO; Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Gobolka Gabiley Ka Bilowday Dhagaysiga Dacwadaha Iyo Gudoomiye Aadan Oo Faah Faahin Ka Bixiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Gobolka Gabiley Ka Bilowday Dhagaysiga Dacwadaha Iyo Gudoomiye Aadan Oo Faah Faahin Ka Bixiyay!
March 13, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Maxkamada  Sare ee Somaliland oo uu horkacayo Gudomiye Dr Aadan Xaaji Cali ayaa soo gaadhay   Magaalada Gabilay  halkaasi oo ay kabilowday dhagaysiga dacwadaha kala duwan iyadoo maxkamadu dhagaysiga dacadahan gobolka ujoogi doonaan dhowr maalmood.

Gudoomiyaha maxkamda sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha maxkamda dastuuriga ah ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ay maxkamadu ugu wareegayso gobolada dalka qaar iyadoo shacabka loo fududaydinayo in ay helaan garsoor cadaaladda.

Sidoo kale Gudidan ka socotay Maxkamada ayaa maanta jeelka gabiley kasii daysay laba hablood kuwaasi oo xukun hore ka dib xoriyadoodii helay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS