DAAWO Dhacdo Cajiib Ah; Geel La Dhacay 33 Sano Ka Hor Oo Loo Soo Celiyay Dadkii Lahaa Iyo Weedhihii laga Yidhi Madasha Lagu Kala Gudoomayay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Dhacdo Cajiib Ah; Geel La Dhacay 33 Sano Ka Hor Oo Loo Soo Celiyay Dadkii Lahaa Iyo Weedhihii laga Yidhi Madasha Lagu Kala Gudoomayay.
March 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Geel la kala dhacay 33 sano ka hor ayaa dib loogusoo celiyay qoyskii lahaa geelan

Dhacdadan geela lagu celinayay ayaa ka dhacday deegaanka heliyo dawlad deegaanka somalida itoobiya.

Munaasibad aan loo soo agaasimay ayaa lagu kala gudoomay iyadoo ay goob joog ka haayeen madaxdhaqameed iyo bulshada ku dhaqan deegaankani.

Waxaana ugu horay sobobta uu usoo celiyay oday Yuusuf Gorow.

Dhacdadan ayaa noqotay mid soo jeedata idhaha bulshada wada degta deegaanka iyo guud ahaan gayiga somalida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARMAAMIJKA SOO CELINTA GEELA ;

COMMENTS
LINKS