“Ma Jiro Khilaaf Noo Dhaxeeya Aniga iyo Wasiirka”.Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ma Jiro Khilaaf Noo Dhaxeeya Aniga iyo Wasiirka”.Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka
March 14, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maareeyaha hay”adda Wadooyinka Somaliland Eng: Cismaan Sheekh Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa, ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin warar sheegaya in uu khilaaf u dhexeeyo isaga iyo Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS