Shirka Xulidda Ergooyinka Xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka DDS oo Ka Furmay Degmada Xarshin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Xulidda Ergooyinka Xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka DDS oo Ka Furmay Degmada Xarshin
March 14, 2019 - Written by Reporter:

Xarshin (WJN)- Maamulka degmada Xarshin iyo Qaar ka mida xubnaha soo xulaya ergooyinka ka qayb gali doona shirweynaha Xisbiga dimuqraadiga shacabka dawlad deegaanka Soomaalida oo ka qabsoomaya magaalada Jigjiga, ayaa maanta shir uga furmay degmada Xarshin.

Kulanka oo soconya mudo todoba cisho ah, ayaa ujeedkiisa waxa faah faahin ka bixiyay Gudoomiyaha Degmada Xarshin Khadar Cabdi Xuseen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/s3wG8qc-wGk

COMMENTS
LINKS