DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Jeelka Magaalada Gabiley Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Arkeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Jeelka Magaalada Gabiley Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Arkeen!
March 14, 2019 - Written by Editor:

Gabiley (WJN)- Guddoomiyaha Maxamada sare Somaliland Dr. Aadan Xaaji Cali Axmed Iyo xubno ka socda gudida maxkamada sare oo ku sugan gobolka gabiley ayaa kormeer  ujeedadiisu tahay ukuur galida xaaladaha jeelka gabiley iyo maxaabiista ku xidhan kusoo maray.

Sidoo kale gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Gabiley iyo masuuliyiinta jeelka gabiley ayaa ka warbixiyay.

maxkamada sare ayaa maanta magaalada wajaale iyo gabiley ka bilaabay dhagaysiga dacwadaha

Dhanka kale gudoomiyaha maxkamada sare ayaa faah faahin ka bixiyay kormeerada ay kusoo mareen jeelka gabiley iyo dhagaysiga dacwadaha ay ka bilaabeen gobolka.

HALKAN;  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS