WAJAALE NEWS
Somaliland oo Dalkoodii Dib Ugu Celisay Qaxoonti Itoobiyaan Ah
March 14, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Hay”adda qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland, ayaa maanta dalkoodii dib ugu celisay dad qaxooti Itoobiyaan ah Somaliland ugu soo gudbay dhanka maamul goboleedka Xamar ee Garoowe.

Dadkan oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada, ayaa markii ay soo gaadheen Somaliland waxa la dejiyay goob loogu talagalay inay ku nastaan isamarkaana ay joogaan mudo 14 cisho ah.

Qaxootigan Itoobiyaanka ah oo ay tiradoodu ahayd 37 qof, ayaa waxa goobtii lagu sii sabootinayay ka hadley Agaasimaha waaxda MRC ee Hay”adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka Somaliland Isxaaq Maxamuud Taani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews