WAJAALE NEWS

Ciyaaryahano Somaliland Ka Socda oo Ka Qayb Galay Tartanka Oradada Jabuuti

Djibouti (WJN)- Ciyaartooyo ka socda Somaliland oo uu hogaaminyo Wasiirka Ciyaaraha Somaliland iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho, ayaa gaadhay wadanka Jabuuti.

Kooxdan Ciyaartooyga ah ee ka socda Somaliland ayaa dalkaasi Jabuuti maalinta berito ah kaga qayb geli doona tartan orodada ee Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/phoUdK-jPh8

Exit mobile version