WAJAALE NEWS

Kulan Lagaga Hadlayo Sarreynta iyo Xoojinta Dastuurka oo Lagu Qabtay Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayo saraynta iyo xoojinta arrimaha Dastuurka Somaliland, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa,

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland, ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socda laamaha amaanka, Wasiirada wasaaradaha Xidhiidhka Goleyaasha, Cadaalada, Agaasimaha Wasaarada Xidhiidhka, Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version