Qareenada Jsl Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Garsoore Cabdisalaan Sh, Xasan Iyo Marwadiisa Habi Caaqil Kayse Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qareenada Jsl Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Garsoore Cabdisalaan Sh, Xasan Iyo Marwadiisa Habi Caaqil Kayse Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargaysa.
March 14, 2019 - Written by Editor:

Alif Alif Mabruuk hambalyo Hambalyo Garsoore  Abdisalaan Hasan Sh. Xasan Axmed iyo marwadiisa Habi Caaqil Kayse  illahay haydinka dhigo qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela Aamiin.

Guud Ahaan Bahda Qareenadda Somaliland  Waxay dhambaal Hambalyo ah Udirayaa Meherka Garsoore Cabdisalaan Sh, Xasan iyo Marwadiisa Habi Caaqil Kayse Oo Maanta meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa.

Waxaana Hambalyada  UDiray Magacyada Hoos Ku Qoran:-

1.Gudoomiyaha Ururka Qareenadda:-Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi.

2.Gud.K/geenka Ururka Qareenadda Garyaqaan C/naasir Yuusuf C/laahi ” San-jeex “.

3.Garyaqaan cigaal Cismaan Almis.

4.Garyaqaan Xuseen Xasan Jaamac ” Fadal “.

5.Garyaqaan Jaamac Cali Ismaaciil

6.Xog-hayaha Guud ee Ururka Qareenadda:- Gar. Jamaal Xuseen Mqndeela.

7.Gud. K/xigeenkii hore ururka Qareenadda Garyaqaan Xasan Cali Xasan ” Banfas “.

8.Garyaqaan C/risaaq Cismaan Caalin.

  1. Garyaqaan C/Shakuur Cali Maxamed

10.Garyaqaan Axmed Axmed Maxamed Yuusuf.

11.Garyaqaan Maxamed Cali Careef

12.Garyaqaan Maxamed Xasan Jicsin.

13.Garyaqaan Maxamed Xuseen Caraale.

14.Garyaqaan Iid Cabdi Sicid.

15.Garyaqaan Yuusuf Biixi

16.Gud. Ururka Qareenadda Gobolka Awdal:- Gar. Mukhtaar Jibriil. Iyo guud ahaanba bahda Qareenadda Somaliland waxay halkan si kal iyo laab ah  hambalyo ugu dirayaan meherka Boqorka Garsoore C/Salaan sheekh Hassan iyo Boqorada Habi Caaqil Kayse oo munaasibada meherkoodu ka qabsoontay saaka magaaladda tan Hargeysa.

Lamaanahan Waxaan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka ee ahayd ” alle  ha idin barakeeyo, hana idinku kulmiyo khayr “.

COMMENTS
LINKS