Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada Somaliland Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Heshiis Ay kala Saxeexdeen Dhigiisa Dalka Djibouti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada Somaliland Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Heshiis Ay kala Saxeexdeen Dhigiisa Dalka Djibouti.
March 14, 2019 - Written by Editor:

Djabouti(W,N) Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknaloojiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. CabdiWali Sh. Cabdilaahi Suufi Jibriil Oo safar ku jooga dalka jabuuti ayaa ka warbixiyay heshiis ay kala sexeexdeen wasiirka warfaafinta iyo isgaadhsiinta dalka jabuuti.

Heshiiskan ayaa  ah mid la xidhiidha horumarinta arimaha iskaashiga labada dhinac ee boosaha iyo isgaadhsiinta.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA WARKAN;

https://youtu.be/E-zAKGsL1Qc

 

COMMENTS
LINKS