“Hadaad Muuse Wax Ka Sheegto Reerkooda Ayaa Qaylinaaya”..Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadaad Muuse Wax Ka Sheegto Reerkooda Ayaa Qaylinaaya”..Faysal Cali Waraabe
March 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in heerka qabyaalada ee Somaliland ay maanta marayso meeshii ugu xumayd abid.

Waxa uu gudoomiye Faysal tusaale u soo qaatay Madaxweyne Biixi oo uu sheegay in hadii waxlaga sheeg ay dhaliishaasi damqayso beesha uu ka soo jeedo islamarkaana ay ka qaylinayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS