WAJAALE NEWS

“Hadaad Muuse Wax Ka Sheegto Reerkooda Ayaa Qaylinaaya”..Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in heerka qabyaalada ee Somaliland ay maanta marayso meeshii ugu xumayd abid.

Waxa uu gudoomiye Faysal tusaale u soo qaatay Madaxweyne Biixi oo uu sheegay in hadii waxlaga sheeg ay dhaliishaasi damqayso beesha uu ka soo jeedo islamarkaana ay ka qaylinayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version