Booliiska London oo Sare U Qaaday Ammaanka Masaajidda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Booliiska London oo Sare U Qaaday Ammaanka Masaajidda
March 15, 2019 - Written by Reporter:

London (WJN)- Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa sheegay “in booliis muuqda” maanta la gayn doono agagaarka masaajidda iyadoo dadku ay aadayaan salaadda Jimcaha. Wuxuu intaas ku daray in askarta la gaynayo ay ka mid noqon doonaan ciidammada loo tababaray in ay ka jawaabaan weerarrada hubaysan.

“London waxay garab taagan tahay dadka magaalada Christchurch , xiligan ay wajahayaan weerarkan argagisada ee qaabka daran” ayuu soo qoray duqa magaalada London Sadiiq Khan.

View image on Twitter

Sadiq Khan

@SadiqKhan

Heartbreaking news from New Zealand this morning where innocent people have been murdered because of their faith.

London stands with the people of Christchurch in the face of this horrific terror attack. London will always celebrate the diversity that some seek to destroy.

1,497 people are talking about this
COMMENTS
LINKS