Masuuliyiin Ka Socota Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada La Hadlay Dhalinyaro La Baray Hogaaminta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Ka Socota Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada La Hadlay Dhalinyaro La Baray Hogaaminta
March 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Masuuliyiin ka socda xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada oo ka qayb galay munaasibad loo soo xidhayay Arday ka kala timi gobolada dalka Somaliland oo la baray hogaaminta, ayaa hadalo isugu jira dar-daaran iyo guubaabo ah u jeediyay Ardaydaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS