Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland
March 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technology-da Somaliland dr.  Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya, ayaa ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wakhtigii uu joogay wasaarada Isgaadhsiinta, qalab ay Wasaaradiisu dalka keentay oo lagula soconayo dhaq-dhaqaaqa shirkadaha iyo arrimo kale oo door ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS