WAJAALE NEWS

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technology-da Somaliland dr.  Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya, ayaa ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wakhtigii uu joogay wasaarada Isgaadhsiinta, qalab ay Wasaaradiisu dalka keentay oo lagula soconayo dhaq-dhaqaaqa shirkadaha iyo arrimo kale oo door ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version