Wefti Ka Socda Maxkamada Sare oo Deegaano Ka Mida Gabiley Ka Bilaabay Dhagaysiga Dacwado Kala Duwan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wefti Ka Socda Maxkamada Sare oo Deegaano Ka Mida Gabiley Ka Bilaabay Dhagaysiga Dacwado Kala Duwan
March 15, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Weftigii ka socday Maxkamada sare Somaliland ee isugu jiray Garsoorayaasha, Xeer Ilaaliyaal iyo qareenada oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay gobolada galbeedka Somaliland, ayaa maanta dacwado ka soo garnaqay deegaanada Kalabaydh, Geed-balaadh, Lafta Tiinka, Idhinka Deerayahanka, Ceel-baxay,Agamsaha, Dooxa Qarax iyo Boodhley oo dhamaantood hoos yimaada gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS