WAJAALE NEWS

DAAWO;”Waa In Digtooni Badan Laga Galaa Waxyaabaha Socda”Sheekh Aadan-Siiro.

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) ayaa maanta khubadii jimcaha kaga hadlay arimo door ah isagoo ka digay in laga digtoonaado arimaha ka socdo mandaqada iyo ilaalinta diinteeda.

Sidoo kale Sheikh Aadansiiro ayaa xukuumada ugu baaqay in ay ka fiirsado heshiishyada ay galayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version