DAAWO;-Ciidamo Kasoo Goostay Jabhada Caare Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Badhan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidamo Kasoo Goostay Jabhada Caare Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Badhan.
March 15, 2019 - Written by Editor:

BADHAN(W,N) Maamulka Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag  ayaa soo dhaweeyay ciidamo tiro badan oo kasoo goostay jabhada somaliland ka falaagowday ee Caare Hogaaminyo kuwaasi oo sheegay in ay ka noqdeen fikirkii ay aaminsanayeen.

Ciidaman kasoo goostay jabhada caare ayaa iskugu  jira saraakiil iyo ciidamo kale .

Soo Dhawaynta ciidamada ayaa waxaa ka hadlay Masuuliyiinta Ciidamada Somaliland iyo maamulka degmada badhan iyaga oo sheegay in  lagu soo dhawaynayo gacmo furan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS