DAAWO; Ganacsatada Reer Somaliland Oo Joojiyey Alaabtii Ay Kala Soo Degayeen Dekedda Berbera Iyo Sobobta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ganacsatada Reer Somaliland Oo Joojiyey Alaabtii Ay Kala Soo Degayeen Dekedda Berbera Iyo Sobobta
March 16, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Ganacsatada reer somaliland ayaa maanta shaaciyay in ay gabi ahaanba joojiyeen alaabadii ay kala soo degijireen dekeda berbera kadib markii ay shirkada DPW Ku kordhisay qiimaha sarifka lacagta shilinka somaliland  taasi oo kor uqaadaysa cashuurta laga qaado alaabada ay kala soo degaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS