WAJAALE NEWS

DAAWO; Ganacsatada Reer Somaliland Oo Joojiyey Alaabtii Ay Kala Soo Degayeen Dekedda Berbera Iyo Sobobta

BERBERA(W,N) Ganacsatada reer somaliland ayaa maanta shaaciyay in ay gabi ahaanba joojiyeen alaabadii ay kala soo degijireen dekeda berbera kadib markii ay shirkada DPW Ku kordhisay qiimaha sarifka lacagta shilinka somaliland  taasi oo kor uqaadaysa cashuurta laga qaado alaabada ay kala soo degaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version