DAAWO; Golaha Guurtida Oo Soo Bandhigay Xaaladda Dalka Ee Bari Ilaa Galbeed, Xukuumadda Baaq Deg Dega Ah Udiray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Golaha Guurtida Oo Soo Bandhigay Xaaladda Dalka Ee Bari Ilaa Galbeed, Xukuumadda Baaq Deg Dega Ah Udiray!
March 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Golaha guurtida Somaliland oo mudooyinkii udanbeeyay ku jiray qiimaynta xaalada guud ee dalka ayaa soo bandhigay xaaladaha bari ilaa galbeed kuwasi oo ay ka dayriyeen arimaha ka jira

Sidoo kale golaha guurtida ayaa baaq deg deg ah udiray xukuumada madaxwayne muuse biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS