WAJAALE NEWS

DAAWO; Golaha Guurtida Oo Soo Bandhigay Xaaladda Dalka Ee Bari Ilaa Galbeed, Xukuumadda Baaq Deg Dega Ah Udiray!

HARGAYSA(W,N) Golaha guurtida Somaliland oo mudooyinkii udanbeeyay ku jiray qiimaynta xaalada guud ee dalka ayaa soo bandhigay xaaladaha bari ilaa galbeed kuwasi oo ay ka dayriyeen arimaha ka jira

Sidoo kale golaha guurtida ayaa baaq deg deg ah udiray xukuumada madaxwayne muuse biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version