Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhex Galay Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Diinta Iyo Awqaafta + Halka Uu Salka Ku Hayo!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhex Galay Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Diinta Iyo Awqaafta + Halka Uu Salka Ku Hayo!!
March 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa shaaciyay khilaaf culus oo soo kala dehxgalay wasaarada diinta iyo awqaafta kaasi oo uu la xidhiidhiyay in uu salka ku hayo diwaangalin ay wasaarada diinta awqaaftu ku samaynayso madaradaha gaarka loo leeyahay

Wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa masuuilintta wasaarada diinta iyo awqaafta ugu baaqay in ay joojiyaan diwaangalinta ay wadaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS