DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Kulan la Qaatay Laamaha Garsoorka Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Kulan la Qaatay Laamaha Garsoorka Gobolka Gabiley.
March 16, 2019 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) gudoomiyaha Maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland Dr Aadan Xaaji Cali iyo xubno ka socdo gudida oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa gobolka Gabiley ayaa maanta kulan is xogwaraysi ah la yeeshay masuuliyiinta maxkadaha ee gobolka iyo shaqaalahooda.

Ujeedada kulan ayaa ahayd sidii loo dar dargalin lahaa hawlaha muhiimka ay ee bulshada u hayaan iyo kor uqaadida cadaalada .

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS