WAJAALE NEWS

DAAWO;Kal-fadhigii Golaha Deegaanka Gabiley Oo Furay Iyo Xildhibaano Loo Diiday In Ay Ka Qaybgalaan.

GABILEY(W,N) Kalfadhiga golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta ka furmay hoolka dawlada hoose ee gabiley.

Sidoo kale laba xildhibaan oo kamida golaha deegaanka gabiley ayaa gabi  ahaanba loo diiday in ay ka qaybgalaan kalfadhiga golaha iyadoo ay ciidamada amaanka ee xarunta dawlada hoose ee gabiley ayaa xildhibaanada udiiday in ay hoolka shirka galaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version