WAJAALE NEWS

Shil Baabuur Oo Dhacay Deegaanka Arabsiyo Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!

ARABSIYO(W,N) Shil baabuur oo ka dhacay degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iyo sidoo kale burbur hantiyeed oo soo gaadhay gaadiidkii isku dhacay

HALKAN KA DAAWO FAAH FAAHINTA WARKAN;

Exit mobile version