WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Geele Iyo Farmaajo Oo Si Wadajir Shir Jaraa,id Uqabtay Iyo Qodobada Ay Ku Heshiiyeen!

MUQDISHO(W,N) Madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa socdaal ku tagay magaalada muqdisho halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay madaxwaynaha maamulka muqdisho maxamed cabdilaahi farmaajo

Labada madaxwayne ayaa soo dhawayn kadib ayaa shirjaraa,id oo wada jir ah qabtay kaasi oo ay kaga hadleen xidhiidhka labada dal iyo arimaha ay ka wada hadleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version