DAAWO; Balanqaadkii Wasiir Cabdilaahi Abokor Ee 15bisha, Bilowga Dhismaha Wadadda Berbera Corridor Oo Beenoobay!!Warbixin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Balanqaadkii Wasiir Cabdilaahi Abokor Ee 15bisha, Bilowga Dhismaha Wadadda Berbera Corridor Oo Beenoobay!!Warbixin.
March 16, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa hore u shaaciyay in bilowga dhismaha wadada berbera corridor la bilaabi doono 15 bisha oo ku beegnayd shalay.

Hadalkii Wasiir Cabdilaahi Abokor Hore u sheegay ayaa noqday mid aan waxba ka hirgalin iyadoo aanay jirin wax dhismaha ah oo laga bilaabay wadada iyo shirkada dhisaysa oo la shaaciyay toona Amaba wax diyaar garow ah oo ka muuqdaa.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warbixinta;

COMMENTS
LINKS