WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Xilkii ka Qaaday Maareeyihii Wakaaladda Biyaha Berbera, Maareeye Cusub U Magacaabay.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland  saleebaan cali koore ayaa xilkii ka qaaday mareeyihii hore ee wakaalda biyaha Berbera isagoo mareeye cusub usoo magacaabay

Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka biyaha ayaa lagu shaaciyay xilka qaadistan halka mareeye cusub uu u magacaabay wakaalada biyaha Berbera

HALKAN KAGA BOGO WARKA MAGACAABISTA MAREEYAHA WAKAALADA BERBERA;

Exit mobile version