WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Hadlay Ujeedada Socdaal Uu Marayo Gobolada Galbeedka.

BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ee Maxamed Maxamuud xaashi (timo) ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada socdaal xubno kamida ururku ay ku joogaa gobolka awdal

Sidoo kale gudoomiyaha ururka qareenada ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay bulshada uhayaan qareenadu iyo sida mutadawacnimada leh ee ay ugu adeegaan shacabka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version