DAAWO; Waftigii Ka Socday Dawlada Eritrea Oo Kulamo La Yeeshay Shir Gudoonka Golaha Guurtida Iyo Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waftigii Ka Socday Dawlada Eritrea Oo Kulamo La Yeeshay Shir Gudoonka Golaha Guurtida Iyo Wakiilada Jsl.
March 19, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wafti ka socda dawlada Eritrea oo maalintii labaad safar ku jooga somaliland ayaa Maanta kulamo kala duwan la qaatay shir gudoonka golaha guurtida iyo wakiilada

Wasiirka arimaha dibada eritrea iyo waftigii la socday ayaa ujeedada kulamada ay la yeesheen baarlamaanka somaliland tahay sidii ay wax uga ogaan lahaayeen somaliland.

Gudoomiyaha wakiilada iyo guurtida ayaa iyagu faah faahin ka bixiyay markii uu soo dhamaaday kulanka ay wada yeesheen waftigii ka socday eritrea.

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS