DAAWO;-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sharaxaad ka Bixiyay Arimaha Waftiga Dawlada Eritrea Ka Socdaa Kaga Duwan Yihiin Wufuudii Somaliland Hore U Iman Jirtay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sharaxaad ka Bixiyay Arimaha Waftiga Dawlada Eritrea Ka Socdaa Kaga Duwan Yihiin Wufuudii Somaliland Hore U Iman Jirtay!
March 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamida siyaasiyiinta ka faalooda siyaasada arimaha dibada ayaa  soo bandhigay qodobo door ah oo waftiga eritrea ka socdaa kaga duwan yihiin wufuudii hore somaliland u iman jiray

Sidoo kale siyaasi cadami  ayaa sheegay in waftiga ka socda dalka eritrea ay somaliland u tahay guul siyasadeed oo dhinaca arimaha dibada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS