Qoyska Agaasimihii La Xidhay oo Ka Waramay Qaabkii Ciidamadu U Qabteen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoyska Agaasimihii La Xidhay oo Ka Waramay Qaabkii Ciidamadu U Qabteen
March 20, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Caasha Faarax Maxamed oo ah Xaaska Agaasimahii hore ee wasaaradda warfaafinka Cismaan Xuseen Warsame oo ay Xukuumada Somaliland Xabsiga u taxaabtay, ayaa si adag uga hadashay xadhiga loo gaystay Odaygeeda, iyadoona ka warantay qaabkii loo qabtay iyo sidii ay ciidamadu ula dhaqmeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS