Masuul Iska Casiley WADDANI oo Ku Biiray UCID | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul Iska Casiley WADDANI oo Ku Biiray UCID
March 20, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaasin Xaaji Ibraahim Tubeec oo ka tirsanaa hogaanka sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casiley Xisbigaasi, isagoona sheegay inuu kuna biiray Xisbiga Ucid.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/6IU0x42J2ug

COMMENTS
LINKS