Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technology-da oo Kulan La Yeeshay Isuduweyaasha Wasaarada Ee Gobolada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technology-da oo Kulan La Yeeshay Isuduweyaasha Wasaarada Ee Gobolada
March 20, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technology-da Somaliland dr. Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi, ayaa kulan lagu dardar gelinayo hawl maalmeedka Wasaarada Isgaadhsiinta la yeeshay Isu-duwayaasha wasaarada ee gobolada dalka iyo Agaasime waaxeedyada.

Ugu horayn waxa kulankan ka hadley Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta, isagoona faah faahin ka bixiyay ujeedka kulankan.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS