WAJAALE NEWS

Odayaal iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Deeganka Tulli-guuleed oo Baaq U Direy Madaxwaynaha DDS

Tulli-guuleed (WJN)- Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda deegaanka Tulli-guuleed ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa fariin cabasho ah u diray Xukuumada Dawlad deegaanka Soomaalida ee uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version