Gabiley: Shaqaale Caafimaad oo Shaqo Joojin Sameeyey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabiley: Shaqaale Caafimaad oo Shaqo Joojin Sameeyey
March 20, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- 27 Shaqaale Cafimaadka oo ka hawl gala Xanaanada xaafadaha New Gabiley ee magaalada Gabiley, ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin ay sameeyeen.

Shaqaalahan caafimaad ayaa shaqo joojin tooda ku sababeeyay tiro shaqaale ah oo ay Wasaarada Caafimaadka Somaliland ku dartay mushaharaadka shaqaalaha Caafimaadka qaranka, iyagoona sheegay in 27-ka qof ee ka hawl gala Xanaanadaasi aanay Wasaarada ka helin xaqoodii.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/D4jE7qt624s

COMMENTS
LINKS