Shirka Dahabshiil Oo Soo Saartay War Saxafadeed Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Dahabshiil Oo Soo Saartay War Saxafadeed Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay!
March 20, 2019 - Written by Editor:

Maamulka Guud Ee Shirkad Dahabshiil Group Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Xaqiiqada Warar Uu Ka Baahiyay Tvga Al Jazeera .

HARGAYSA(W,N) Maamulka guud eEe shirkada Dahabshiil ayaa soo saartay war saxafadeed Kaasi oo ujeedadiis tahay in shirkadu iska fogayso war aan sal iyo raad toona lahayd lagu bartilmaameedsaday samcada shirka oo uu ka faah faahiyay   Tvga Al jazeera. Qaybtiisa afka carabiga u hadashay

HALKAN  KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKA SHIRKADA DAHABSHIIL IYO NUXURKA UU XANBAARSAN YAHAY;

COMMENTS
LINKS